Tayo sare Iyo Qiimo Hoose Ugu Imo TIQ
Ka hel dhammaan agabka iyo qalabka gurigaaga oo tayo sare leh. Laga soo bilaabo alaabta fadhiga, sariiraha raaxada leh, illaa miisaska casriga ah—wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u qurxiso gurigaaga!












Gurigaagu wuxuu u qalmaa bilic heer sare ah! Ka hel alaabta ugu habboon ee lagu qurxiyo gurigaaga, oo ay ku jiraan kuraas raaxo leh, miisas casri ah, iyo armaajooyin waxtar leh.
Waxaan nahay shirkad ka go’an inay ku siiso badeecooyin tayo sare leh iyo adeegyo aan caadi ahayn. Hadafkeennu waa inaan bulshada u fududeyno nolol maalmeedka, iyadoo loo marayo badeecooyin kala duwan, qiime jaban, iyo habab adeeg oo casri ah. Waxaan ka shaqeyneynaa inaan abuurno xiriir adag oo lagu kalsoonaan karo, anagoo xoogga saaraya tayada, waxtarka, iyo daryeelka macaamiisha.
100% Badeeco Asal Ah oo Dammaanad Ka Haysta Dukanka TIQ
Dhamaan Somalia Iyo Wadamada udhow wan kugu Kenayna Alaabta aad ka dalbato TIQ.
Waxaan kuugu dammaanad qaadaynaa habab lacag bixin oo casri ah oo la isku halleyn karo si loo hubiyo badbaadada iyo sirta macluumaadkaaga maaliyadeed.